Siyaasi caan ah oo shaaciyay in Xildhibaanada loo qeybiyay lacag ka badan Hal Malyan Dollar oo …

Siyaasiga Abdirahman Abdishakur Warsame ayaa shaaciyay in Xildhibaanada golaha Shacabka loo qeybiyay lacag ka badan $1645,000 (Hal malyan lix boqol iyo afartan iyo shan kun oo dollar) kadib booqashadii Madaxweyne Farmaajo ku tagay dalka Qadar. Qoraal uu bartiisa Facebooka soo dhigay Abdirahman Abdishakur ayuu ku sheegay lacagta loo qeybiyay Xildhibaanada in aysan aheyn Mushaar , waxa uuna tilmaamay in … Continue reading Siyaasi caan ah oo shaaciyay in Xildhibaanada loo qeybiyay lacag ka badan Hal Malyan Dollar oo …